Wararka

Tuesday October 24, 2023 - 00:19:43
Visits: 232
0 Comments
Xisbiga WADDANI
TACSI Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) isaga oo ku hadlaya magaciisa, ka hoggaanka, fulinta, garabbada dhallinyarada iyo haweenka ee Xisbiga WADDANI waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehelada iyo asxaabta uu ka baxay Alle ha u naxariistee…
Thursday October 19, 2023 - 12:09:18
Visits: 258
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Kulanka oo ay masuuliyiinta degmada Gacan Libaax soo qaban qaabiyeen waxaa ka soo qayb galay afar kooxood oo ka mid ah kooxaha kubadda cagta iyo koox hiddaha iyo dhaqanka ah. Masuuliyiinta xisbiga ayaa dhallinyarada ku boorriyay in ay barbar istaagaan isbedelka hoggaamineed ee dalku u baahan yahay ee…
Tuesday October 10, 2023 - 10:17:10
Visits: 299
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Thursday October 05, 2023 - 11:58:04
Visits: 348
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Shirka oo ay hoggaaminaysay guddoomiye kuxigeenka Garabka Haweenka ee heer qaran Marwo Safiya Cumar Faarax kana qayb galeen Xoghayaha Xuquuqal Iisaanka Marwo Maryan Maxamuud Dirir, guddoomiye kuxigeenka gobolka Maroodijeex Marwo Sahra Cabdi Xasan iyo guddoomiyaha garabka haweenka gobolka maroodi-jeex…
Sunday October 01, 2023 - 23:19:46
Visits: 224
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Maxamed Haldoor ayaa dhankiisa waxa uu shaahado sharaf mahadnaq ah guddoonsiiyay Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro. Maxamed ayaa musharraxa u sheegay in uu kaalin weyn ka qaatay waxbarashadiisa gaadhi uu musharraxu hore u guddoonsiiyay, islamarkaana uu mahadcelin iyo abaal weyn uga hayo.
Sunday October 01, 2023 - 12:37:05
Visits: 157
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Musharraxa madaxweynaha Xisbiga mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa xubnaha Guddida Fulinta, xoghayeyaasha, Xildhibaannada iyo masuuliyiinta shirka ka qayb galay warbixin waafi ah ka siiyay xaaladda guud ee dalka ee dhinacyada siyaasadda, ammaanka, wadajirka bulshada iyo doorashooyinka,…
Saturday September 30, 2023 - 20:34:05
Visits: 246
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Waftida ka socday Qaramada Midoobay iyo Safaaradda Ingiriiska waxa aan ka wada hadalnay xaaladda guud ee Jamhuuriyadda Somaliland, arrimaha nabadgelyada ee Gobolka Sool, hannaanka doorashooyinka isku sidkan iyo dimuqraadiyadda, iyo ugu dambeyn arrimaha horumarinta Somaliland. Xoghayaha Warfaafinta xisbiga…
Friday September 22, 2023 - 13:44:48
Visits: 272
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Murashaxa ayaa waxaa casho sharafta ku wehelinayey mas'uuliyiinta sarsare ee Xisbiga WADDANI. Murashaxa ayaa dhawaan uun ku soo noqday Gobolka Togdheer halkaas oo uu muddo bil ku dhow u fadhiyey howlaha nabadda iyo xoojinta amniga guud ee Jamhuuriyadda Somaliland
Tuesday August 22, 2023 - 11:17:43
Visits: 390
0 Comments
Xisbiga WADDANI
murrasha iyo siyaasi Jamaal kulanka dhexmaray oo qaatay laba saacadood waxay ka wada hadleen xaaladda Somaliland ku sugantay gaar ahaanna siyaasadda iyo arrimaha ammaanka. Labada oday ayaa arrimaha ay lafa gureen ka gaadhay is afgarad iyo horusocod.
Tuesday August 15, 2023 - 11:14:54
Visits: 277
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Wariye Bushaaro Baanday waxa xuquuqdeeda iyo xorriyaddeeda looga qaaday si sharci darro ah, iyada oo aan sifo sharci ah loo marin xadhiggeeda, islamarkaana ay muddo Saddex bilood ah xukun la'aan ku xidhnayd Xukunkeedu waa mid ka hor imanaya xorriyatul qawlka iyo shuruucda dalka oo Dastuurku ugu…
Thursday August 10, 2023 - 12:10:08
Visits: 317
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Hoggaanka Xisbiga iyo Safiirku waxay ka wada hadleen arrimaha doorashooyinka cakiran ee Somaliland, xaaladaha amniga iyo nabadgelyo darro, xuqquda insaanka, xorriyad qorlka iyo xaaladda ka jirta Laasacaanood iyo gobolka Sool. Xoghayaha Warfaafinta xisbiga WADDANI Mahmoud Adam Jama "Galaal"