Shirka Guddida Fulinta iyo Xoghayeyaasha Xisbiga WADDANI ayaa maanta ka qabsoomay Xarunta Dhexe ee Xisbiga. Shirka oo uu guddoomiyanayay kusimaha guddoomiyaha ahna guddoomiye ku xigeenka xisbiga mudane Saleebaan Ducaale Xaaji Jaamac waxaa lagu lafo guray xaaladda guud ee Somaliland.

Sunday October 01, 2023 - 12:37:05
0 Comments
142
Xisbiga WADDANI
Musharraxa madaxweynaha Xisbiga mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa xubnaha Guddida Fulinta, xoghayeyaasha, Xildhibaannada iyo masuuliyiinta shirka ka qayb galay warbixin waafi ah ka siiyay xaaladda guud ee dalka ee dhinacyada siyaasadda, ammaanka, wadajirka bulshada iyo doorashooyinka, waxaanu madaxda xisbiga ku wargeliyey in si buuxda loola jaan qaado jidka doorasho ee dalku qaaday. Masuuliyiinta xisbiga iyo xildhibaannada xisbiga ee baarlamaanka qaarkood ayaa kulanka ka soo jeediyay warbixino iyo talooyin wax ku ool ah oo ku aaddan qorshaha xisbigu ku wajahayo arrimaha doorashooyinka iyo midnimada bulshada reer Somaliland. May be an image of 3 people, newsroom and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 7 people, people studying and textMay be an image of 11 people, table and textMay be an image of 9 people, people studying and tableMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 8 people and textMay be an image of 9 people, people studying and tableMay be an image of 12 people, table and textMay be an image of 4 people, dais, newsroom and textMay be an image of 6 people, newsroom and daisMay be an image of 8 people, people studying and tableMay be an image of 1 person and beardMay be an image of 9 people and daisMay be an image of 15 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and newsroomMay be an image of 7 peopleMay be an image of 1 person, smiling and eyeglassesMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 3 people, television, newsroom and textMay be an image of 2 people and headscarfMay be an image of 8 peopleMay be an image of 5 people, television, suit, newsroom and textMay be an image of 6 people, dais and newsroomMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 4 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 10 peopleMay be an image of 14 people, television and newsroomMay be an image of 5 people, people studying and newsroomMay be an image of 3 people, newsroom and dais

Leave a comment