Garabka Haweenka Xisbiga WADDANI ayaa Xarunta Dhexe ee xisbiga kulan kula qaatay qaybo ka mid ah haween weynaha Xisbiga.

Thursday October 05, 2023 - 11:58:04
0 Comments
239
Xisbiga WADDANI
Shirka oo ay hoggaaminaysay guddoomiye kuxigeenka Garabka Haweenka ee heer qaran Marwo Safiya Cumar Faarax kana qayb galeen Xoghayaha Xuquuqal Iisaanka Marwo Maryan Maxamuud Dirir, guddoomiye kuxigeenka gobolka Maroodijeex Marwo Sahra Cabdi Xasan iyo guddoomiyaha garabka haweenka gobolka maroodi-jeex Marwo Foosiya Maxamed Xirsi (Xadiyo) ayaa lagaga hadlayay sidii loola jaanqaadi lahaa jihada doorashada ee dalku qaaday, islamarkaana Haweenku kaalin mug leh uga qaadan lahaayeen arrimaha doorashooyinka. May be an image of 16 people and tableMay be an image of one or more people, table and daisMay be an image of 10 people and tableNo photo description available.No photo description available.No photo description available.No photo description available.No photo description available.No photo description available.May be an image of 3 people, headscarf, dais, newsroom and text

Leave a comment