Saraakiil ka tirsan xisbiga WADDANI oo hogaaminayo Murashaxa Madaxweyne Cabdiraxman Maxamed Cabdillahi "Cirro" ayaa maanta kulan la qaatay wafti sare oo ka socday Qaramada Midoobay iyo Boqortooyada Ingiriiska oo ay hoggaaminayeen Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobay Catriona Laing iyo Safiirka Boqortooyada Ingiriiska Danjire Michael Nithavrianakis.

Saturday September 30, 2023 - 20:34:05
0 Comments
219
Xisbiga WADDANI
Waftida ka socday Qaramada Midoobay iyo Safaaradda Ingiriiska waxa aan ka wada hadalnay xaaladda guud ee Jamhuuriyadda Somaliland, arrimaha nabadgelyada ee Gobolka Sool, hannaanka doorashooyinka isku sidkan iyo dimuqraadiyadda, iyo ugu dambeyn arrimaha horumarinta Somaliland. Xoghayaha Warfaafinta xisbiga WADDANI Maxamuud Aadan Jaamac "Galaal" May be an image of 5 people and people studyingMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 2 people and textMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 2 people, dais and newsroomMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 2 people and newsroomMay be an image of 9 people, suit and dais

Leave a comment