Xisbiga WADDANI
Af-Soomaali English
  • Hoyga
  • Xisbiga
    • Nagu Saabsan
    • Barnaamijka Xisbiga
    • Xeerka Xisbiga
  • Qaab-dhismeedka
    • Hoggaanka
    • Guddida Fulinta
    • Golaha Dhexe
    • Xoghayeyaasha
    • Garbaha
      • Garabka Dhalinyarada
      • Garabka Haweenka
    • Musharrixiinta
  • Laamaha Dibadda
    • Qaaradda Ameerika
    • Qaaradda Yurub
      • UK
      • Holland
      • Germany
      • Denmark
      • Finland
      • Sweden
      • France
  • Gobollada
    • Gobolka Maroodi Jeex
    • Gobolka Togdheer
    • Gobolka Awdal
    • Gobolka Sool
    • Gobolka Sanaag
    • Gobolka Saaxil
  • Warbaahinta
    • Wararka
    • Muuqaallada
    • Sawirrada
    • War-murtiyeedyada
    • Khudbadaha
    • Shirarka
    • Baraha Bulshada
  • Nala Soo Xidhiidh
  • Hoyga
  • Xisbiga
    • Nagu Saabsan
    • Barnaamijka Xisbiga
    • Xeerka Xisbiga
  • Qaab-dhismeedka
    • Hoggaanka
    • Guddida Fulinta
    • Golaha Dhexe
    • Xoghayeyaasha
    • Garbaha
      • Garabka Dhalinyarada
      • Garabka Haweenka
    • Musharrixiinta
  • Laamaha Dibadda
    • Qaaradda Ameerika
    • Qaaradda Yurub
      • UK
      • Holland
      • Germany
      • Denmark
      • Finland
      • Sweden
      • France
  • Gobollada
    • Gobolka Maroodi Jeex
    • Gobolka Togdheer
    • Gobolka Awdal
    • Gobolka Sool
    • Gobolka Sanaag
    • Gobolka Saaxil
  • Warbaahinta
    • Wararka
    • Muuqaallada
    • Sawirrada
    • War-murtiyeedyada
    • Khudbadaha
    • Shirarka
    • Baraha Bulshada
  • Nala Soo Xidhiidh

Xeerka Xisbiga WADDANI

Taabo si aad u ladagto xeerka Xisbiga WADDANI
http://https://xisbigawaddani.com/so/uploads/editor/Xeerka_Xisbiga_WADDANI_2022.pdf

Nala Soo Xidhiidh

Xisbiga WADDANI, 
Xarunta Guud
Road Number 1, Maamuus Hotel, Hargaysa Somaliland
Email: contact@xisbigawaddani.com
Tell: +252-2-540901

Xisbiga WADDANI

Xisbiga WADDANI, waxa uu ka dhashay dareen iyo go'aan ah in dib loo culo weelka siyaasadda Soomaalilaan, lana keeno dhiig cusub iyo maskax firfircoon oo lagu dardar-gelinayo xaqiijinta himilooyinka ummadda reer Soomaalilaan leedahay oo uu ugu horreeyo Ictiraaf keenista. Xisbiga WADDANI waxa uu albaabo cusub u furayaa da'yarta si ay xooggooda maskax iyo muruqba ugu dhisan-lahayeen dalkooda, isaga oo bulsha weynta reer Somalilaan ku hoggaaminaya hiiraal iyo hiigsi midaysan bari, badhtamaha iyo galbeedba.

Xubinnimada Xisbiga WADDANI

Sida uu dhigayo Qoddobka 5.aad ee Xeerka Xisbiga WADDANI
  1. Waxa Xisbiga xubin ka noqon kara muwaadin kasta oo u dhashay Somaliland oo qaangaadh ah, xiskiisuna u dhan yahay.
  2. Xubinnimada Xisbigu waa shakhsi umana gudbi karto cid kale lamana kala dhaxli karo.
  3. Waxa xubin noqon kara xubnaha Hoggaanka xisbigu u arkaan I nay Xisbiga u leeyihiin waxtar wax ku ool ah kuwaas oo la siinayo kaadhka xubin sharafeedka.

Qoddobka 6.aad ee Shuruudaha xubinnimada:

Waxaa ka mid noqon kara Xisbiga WADDANI qof kasta oo Somalilander ah oo aaminsan mabaadii'ida Xisbiga kuna dhaqma xeerkiisa, buuxiyeyna shuruudaha hoos ku qoran:
  1. In uu yahay muwaadin u dhashay Somaliland.
  2. In aanay da'diisu ka yaraan 15 sano.
  3. In uu caqli ahaan fayow yahay.
  4. In uu codsi qoraal ah oo xubin-ka-noqosho ah soo gaadhsiiyo xafiiska Xisbiga WADDANI degmada, gobalka uu degen yahay ama laanta ugu dhow ee dibedda.
  5. In uu yahay qof ku sifoobay akhlaaq iyo dhaqan wanaag.
  6. Inaanu xubin ama taageere u ahayn Xisbi kale
  7. In uu bil kasta bixiyo lacagta xubinimada Xisbiga.

Xisbiga

  • Nagu Saabsan
  • Barnaamijka Xisbiga
  • Qiyamka
  • Xeerka
  • Xarumaha
  • Nala Soo Xidhiidh

Warbaahinta

  • Wararka
  • Muuqaallada
  • Sawirrada
  • War-murtiyeedyada
  • Kulamada
  • Khudbadaha

Xarunta Xisbiga

  • Xarunta Guud
  • Jidka Koowaad, Maamuus Hotel,
  • Hargaysa - Somaliland
  • Contact@xisbigawaddani.com
  • +252-2-540901

© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Xisbiga WADDANI 2012 - 2025

Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda ILEYS INC.