Musharraxa madaxweynaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro ayaa hoygiisa ku qaabilay Maxamed Haldoor oo ah wiil dhallinyaro ah oo maanta ka qalin jebiyay heerka 1-aad ee jaamacadda. Musharraxa ayaa Maxamed ku bogaadiyay dadaalka uu muujiyey ee uu aqoontiisa kor ugu qaaday.

Sunday October 01, 2023 - 23:19:46
0 Comments
207
Xisbiga WADDANI
Maxamed Haldoor ayaa dhankiisa waxa uu shaahado sharaf mahadnaq ah guddoonsiiyay Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro. Maxamed ayaa musharraxa u sheegay in uu kaalin weyn ka qaatay waxbarashadiisa gaadhi uu musharraxu hore u guddoonsiiyay, islamarkaana uu mahadcelin iyo abaal weyn uga hayo. May be an image of 2 peopleMay be an image of 1 person, smiling and grassMay be an image of 1 personMay be an image of 3 people and textMay be an image of 7 people and people smiling

Leave a comment