WARARKA

Xisbiga WADDANI

Xisbiga WADDANI, waxa uu ka dhashay dareen iyo go'aan ah in dib loo culo weelka siyaasadda Soomaalilaan, lana keeno dhiig cusub iyo maskax firfircoon oo lagu dardar-gelinayo xaqiijinta himilooyinka ummadda reer Soomaalilaan leedahay oo uu ugu horreeyo Ictiraaf keenista. Xisbiga WADDANI waxa uu albaabo cusub u furayaa da'yarta si ay xooggooda maskax iyo muruqba ugu dhisan-lahayeen dalkooda, isaga oo bulsha weynta reer Somalilaan ku hoggaaminaya hiiraal iyo hiigsi midaysan bari, badhtamaha iyo galbeedba.

Faahfaahin
Waddani Party Logo
Abdirahman Mohamed Abdullahi - Cirro

Baro Guddoomiyaha WADDANI

Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi [Cirro] waa xeel-dheere diblomaasi ah, kaas oo ka soo qabtay xilal kala duwan

Sii Akhri
Wararka

Sawirrada