Murrashaxa madaxweynaha xisbiga mucaaridka ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa gurigiisa magaalada Hargeysa ku booqday siyaasiga weyn ee Jamaal Cali Xuseen.

Tuesday August 22, 2023 - 11:17:43
0 Comments
305
Xisbiga WADDANI
murrasha iyo siyaasi Jamaal kulanka dhexmaray oo qaatay laba saacadood waxay ka wada hadleen xaaladda Somaliland ku sugantay gaar ahaanna siyaasadda iyo arrimaha ammaanka. Labada oday ayaa arrimaha ay lafa gureen ka gaadhay is afgarad iyo horusocod. May be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 personMay be an image of 1 person and beardMay be an image of 3 people

Leave a comment