Wararka

Saturday February 24, 2024 - 22:16:45
Visits: 24
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Ujeedada guud ee hadhimo-sharafeedka ayaa ahayd mid lagu nooleynayo wadajirka umadda, isku duubnida bulshada iyo la dagaalanka qoqobka, qabiilka, naxliga iyo naca mujtamaca la dhex dhigayo. Ugu dambeyn, madasha ayaa laga soo saaray war murtiyeed culus oo nuxurkiisu ahaa isku duubni & wadajir in ay Somaliland…
Tuesday February 20, 2024 - 13:38:01
Visits: 70
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Musharraxa Iyo Masuuliyiinta kale ayaa Ilaahay ugu baryey siyaasiga Abiib Timacad Caaafimaad Dhinaca Kale siyaasi Abiib Ayaa uga Mahadceliyey booqashada Ugu yimaadeen
Monday February 19, 2024 - 21:56:28
Visits: 63
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Murashaxa waxaa qado sharafta kala qeybgalay,Musharraxa madaxweyne kuxigeenka Xisbiga WADDANI Ambassador. Maxamed Cali Aw Cabdi, Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI, hoggaanka Xisbiga, munayaal ka tirsan Golaha Wakiilada iyo marti sharaf kale. Culimadii dhigaysay Kutubta aqoonta ah ee Diiniha ah ayaa Murashaxa…
Wednesday February 14, 2024 - 13:28:55
Visits: 35
0 Comments
Xisbiga WADDANI
1. In la la xoojiyo hawlaha Guddiyada Degmooyinka 2. In degmo waliba ay bilowda diiwaangelinta Xubinimada Xisbiga. 3. In Degmada hormuudka u noqota qaadashada Kaadhka Xubinimada Xisbiga ay heli doonto Abaalmarin. 4. In la xoojiyo wada shaqaynta xafiiska gobolka iyo xafiisyada degmooyinka iyo xidhiidhka…