Golaha Dhexe
Golaha Dhexe ee Xisbigu waxa uu ka kooban
yahay saddex boqol iyo kow iyo todobaatan xubnood (371) waana hay’adda ugu
saraysa Xisbiga inta u dhaxaysa labada shirweyne.
Guddida Golaha Dhexe
ee Xisbiga WADDANI:
Cismaan Ibraahim Nuur [Afgaab] - Guddoomiyaha Golaha Dhexe.
Xildhibaan Baar Siciid Faarax - Guddoomiye Kuxigeenka Golaha Dhexe.
Mubaarik Cabdi Xasan Buuni - Xoghayaha Golaha Dhexe.
