Xoghayaha dhallinyarada iyo ciyaaraha xisbiga WADDANI Yuusuf Nuux Yuusuf Tadhase, Guddoomiye kuxigeenka Garabka dhallinyarada gobolka Maroodijeex Taqayadiin Maxamed Jaamac iyo Guddoomiyaha xisbiga ee degmada Gacan Libaax Mudane Sharmaake Garaad ayaad Xarunta Dhexe ee xisbiga ku qaabilay qaybo ka mid ah dhallinyarada caasimadda oo diyaar u ah la shaqaynta xisbiga.

Thursday October 19, 2023 - 12:09:18
0 Comments
161
Xisbiga WADDANI
Kulanka oo ay masuuliyiinta degmada Gacan Libaax soo qaban qaabiyeen waxaa ka soo qayb galay afar kooxood oo ka mid ah kooxaha kubadda cagta iyo koox hiddaha iyo dhaqanka ah. Masuuliyiinta xisbiga ayaa dhallinyarada ku boorriyay in ay barbar istaagaan isbedelka hoggaamineed ee dalku u baahan yahay ee xisbiga WADDANI wado, waxaanay dhankooda dhallinyaradu ballan qaadeen in ay si buuxda ula shaqaynayaan xisbiga. May be an image of 2 people, beard, suit and newsroomMay be an image of 2 people, suit and newsroomMay be an image of 13 people and trampolineMay be an image of 14 people, people studying, table and textMay be an image of 15 people, table and textMay be an image of 15 people, people studying, table, television and crowdMay be an image of 7 peopleMay be an image of 8 people and textMay be an image of 7 people and people studyingMay be an image of 6 people and headscarfMay be an image of 6 people and headscarfMay be an image of 5 people and headscarfMay be an image of 5 people and newsroomMay be an image of 1 person, beard, suit and newsroomMay be an image of 6 people, people studying and textMay be an image of 5 people, people smiling, people studying and tableMay be an image of 5 peopleMay be an image of 6 people and tableMay be an image of 7 people and textMay be an image of 4 people and people studyingMay be an image of 13 people, table, chess and textMay be an image of 15 people and daisMay be an image of 10 people, people studying and crowd

Leave a comment