Guddida Fulinta

Guddida Fulintu waa hay’adda ugu saraysa ee socodsiinaysa hawlaha Xisbiga, waxa ayna ka kooban tahay lixdan iyo shan(65)xubnood ka mas’uul tahay hirgelinta barnaamijka siyaasadeed iyo dhaqan-gelinta xeerka Xisbiga iyo xeerka amarrada iyo tilmaamaha Hoggaanka xisbgu soo saaro.




Guddida Fulinta