TACSI Musharraxa Cabdiraxmaan Cirro oo tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, iyo asxaabta, ay ka baxday Alle ha u naxariistee Marxuummad Weris Cabdi Sugulle oo maanta magaalada Burco ku geeriyootay.

Wednesday September 13, 2023 - 18:40:21
0 Comments
229
Xisbiga WADDANI

Leave a comment