Wararka

Friday June 02, 2023 - 15:03:17
Visits: 261
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Weftiga ayaa ka xaal waraystay qaabka ay u socoto Kaadh bixintu Guddoomiyayaasha goobaha ay mareen,Dhanka kale waxa bulshada ay ugu baaqeen inay Qaataan kaadhka cod bixinta.
Thursday June 01, 2023 - 21:08:23
Visits: 270
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Madaxda Xisbiga Waddani waxa ay Warbixino ka dhagaysteen qaabka ay u socoto kaadh bixintu guddoomiyeyaasha goobaha,Dhanka kale waxa bulshada ay ku booriyey in bulshadu ay qaataan kaadhka cod bixinta doorashada.
Wednesday May 31, 2023 - 23:01:19
Visits: 293
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Madaxda Xisbiga Waddani waxa ay Warbixino ka dhagaysteen qaabka ay u socoto kaadh bixintu guddoomiyeyaasha goobaha,Dhanka kale waxa bulshada ay ku booriyey in bulshadu ay qaataan kaadhka cod bixinta doorashada.
Monday May 29, 2023 - 23:33:45
Visits: 237
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Masuuliyiinta xisbiga ayaa bulshada Somaliland ku baraarujiyey in ay u diyaargaroobaan qaybinta kaadhka si weyna uga qayb galaan wacyigelinta kaadh qaadashada.
Wednesday May 24, 2023 - 23:01:26
Visits: 183
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Musharraxa iyo Guddoomiyaha oo Door laxaad leh ka qaatay sidii kulankani u qabsoomi lahaa isla markaasina loo qaadan lahaa Nabad ayaa halkaasi ka hadlay waxaana ay bogaadiyeen Labada dhinac ee Heshiiska gaadhay Waxa sidoo kale ay muujiyeen sida ay uga go'an tahay ka xisbi ahaan nabadaynta dalka…