Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,Musharraxa Madaxweyne Ku xigeen Maxamed Cali Aw-Cabdi iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Xisbiga ayaa kormeer ku maray Goobaha ay ka socoto bixinta kaadhka Cod bixinta Doorashada ee Deegaanada Hoos taga gobolka Awdal gaara ahaana Dilla iyo Goraya-Cawl.

Friday June 02, 2023 - 15:03:17
0 Comments
212
Xisbiga WADDANI
Weftiga ayaa ka xaal waraystay qaabka ay u socoto Kaadh bixintu Guddoomiyayaasha goobaha ay mareen,Dhanka kale waxa bulshada ay ugu baaqeen inay Qaataan kaadhka cod bixinta. May be an image of 6 peopleMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 4 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of 7 peopleMay be an image of 7 people and wedding

Leave a comment