Guddoomiye kuxigeenka xisbiga WADDANI Mudane Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeyo oo ay weheliyaan xildhibaanno iyo masuuliyiin kale ayaa maanta ka qayb galay munaasibad lagu daah-furay qaybinta kaadhka codbixinta oo 31-ka bishan ka bilaamaya gobollada Saaxil, Sanaag iyo Awdal.

Monday May 29, 2023 - 23:33:45
0 Comments
188
Xisbiga WADDANI
Masuuliyiinta xisbiga ayaa bulshada Somaliland ku baraarujiyey in ay u diyaargaroobaan qaybinta kaadhka si weyna uga qayb galaan wacyigelinta kaadh qaadashada. May be an image of 1 person, slow loris, dais and textMay be an image of 2 people, dais and text that says 'GREEN LIGHT Production'May be an image of dais and text that says 'Jamhuuriyadda Somaliland Komishanka Doorashooyinka Qaranka National Jamhuuriyadda Somaliland Electoral Commission Xafladda Daahfurka Kaadh-qaybinta Kaadh- Voter Card Distribution Launching Event Codbixiyayaasha Gobolka Saaxil Isniin,29 May, 2023 9N'May be an image of 1 person, dais, newsroom and text

Leave a comment