Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Masuuliyiin sare oo ka tirsan hogaanka xisbiga Ayaa magaalada Ceerigaabo ee Xarunta gobolka Sanaag kaga qayb galay Daah furka qaadashada kaadhka cod bixinta doorashada oo Si rasmi ah uga bilaabmi doonta gobolada Sanaag,Saaxil iyo Awdal.

Monday May 29, 2023 - 23:36:27
0 Comments
200
Xisbiga WADDANI

Leave a comment