Musharraxa iyo Guddoomiyaha oo Door laxaad leh ka qaatay sidii kulankani u qabsoomi lahaa isla markaasina loo qaadan lahaa Nabad ayaa halkaasi ka hadlay waxaana ay bogaadiyeen Labada dhinac ee Heshiiska gaadhay Waxa sidoo kale ay muujiyeen sida ay uga go'an tahay ka xisbi ahaan nabadaynta dalka iyo dadka.