Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Murashaxa Madaxwayne Kuxigeen ee Xisbiga WADDANI Amb.Maxamed Cali Aw-Cabdi ayna ku weheliyaan Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Heer Qaran ee Xisbiga WADDANI Cabdirashiid Cabdi Jaamac, Siyaasi Axmed Muumin Seed iyo masuuliyiin kale ayaa soo Kormeeray Goobaha Kaadh Qaadashadu Ka Socoto ee Deegaanada Ruqi,Baki Iyo Xeego oo ka tirsan Gobolka Awdal.

Wednesday June 07, 2023 - 00:23:37
0 Comments
184
Xisbiga WADDANI

Leave a comment