Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Kormeer ku tagay goobaha ay ka socoto kaadh bixinta Doorashada ee Magaalada berbara

Thursday June 01, 2023 - 21:08:23
0 Comments
219
Xisbiga WADDANI
Madaxda Xisbiga Waddani waxa ay Warbixino ka dhagaysteen qaabka ay u socoto kaadh bixintu guddoomiyeyaasha goobaha,Dhanka kale waxa bulshada ay ku booriyey in bulshadu ay qaataan kaadhka cod bixinta doorashada. May be an image of 5 people, people studying and textMay be an image of 2 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 3 people, suit and textMay be an image of 3 peopleMay be an image of 4 people and textMay be an image of 3 people

Leave a comment