Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro iyo Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Kormeer ku tagay goobaha ay ka socoto kaadh bixinta Doorashada ee Deegaanada hoos taga Gobolka Sanaag.

Wednesday May 31, 2023 - 23:01:19
0 Comments
248
Xisbiga WADDANI
Madaxda Xisbiga Waddani waxa ay Warbixino ka dhagaysteen qaabka ay u socoto kaadh bixintu guddoomiyeyaasha goobaha,Dhanka kale waxa bulshada ay ku booriyey in bulshadu ay qaataan kaadhka cod bixinta doorashada. May be an image of 7 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 1 personMay be an image of 1 personMay be an image of 7 people and textMay be an image of 2 people and text that says 'yinka a'May be an image of 1 person, beard and eyewearMay be an image of 5 people and textMay be an image of 9 peopleMay be an image of 4 people and textMay be an image of 1 personMay be an image of 12 people

Leave a comment