Guddoomiyaha gobolka Sanaag ee xisbiga WADDANI Mudane Maxamed Cabdi Qoorsheel iyo masuuliyiin uu hoggaaminayo ayaa hawlgal wacyigelin qaadashada kaadhka codbixinta ah ka sameeyay magaalada Ceerigaabo.

Saturday June 03, 2023 - 21:12:22
0 Comments
277
Xisbiga WADDANI
Masuuliyiinta ayaa shacabka guryahooda ku booqday kuna baraarujiyey in ay kaadhadhka qaataan. No photo description available.May be an image of 12 people, headscarf and textMay be an image of 12 people, dais and textMay be an image of 3 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 1 person, beard and eyewearMay be an image of 4 people and headscarfMay be an image of 3 people

Leave a comment