Hogaanka xisbiga WADDANI ee gobolka Awdal oo uu hogaaminayo gudoomiyaha xisbiga ee gobolka Md Rooble Muuse Xoosh iyo gudoomiyaha garabka Dhalinyarada ee gobolka Md Fadxudiin Maxamed Cabdi ayaa kulan balaadhan oo wacyigelinta qaadashada kaadhka codbixiyayaasha la yeeshay dhalinyarada magaalada Boorama.

Monday May 29, 2023 - 23:30:13
0 Comments
206
Xisbiga WADDANI

Leave a comment