Wararka

Sunday August 02, 2020 - 23:57:07
Visits: 677
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa mar dhaweyd ku booqday Xildhibaan Dheeg Cisbitaalka Hargeysa Internationalka Hospital oo xaalad caafimaad deg deg ah loo dhigay Xildhibaanka Qaybta ICU unit.
Sunday August 02, 2020 - 19:38:54
Visits: 741
0 Comments
Xisbiga WADDANI
TACSI Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) isaga oo ku hadlaya magaciisa, ka hoggaanka, fulinta, garabbada dhallinyarada iyo haweenka ee Xisbiga WADDANI waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelka, qoyska iyo Qaraabada, uu ka geeriyooday Marxuum Axmed Cabdi Raygal.
Friday July 31, 2020 - 11:05:07
Visits: 769
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Guddoomiye' C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro iyo Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Mudane' Xirsi Cali Xaaji Xassan oo ay wehelinayaan Mas'uuliyiin badan oo Xisbiga WADDANI xilal waaweyn ka haya ayaa Maanta Salaadi Ciida kula tukaday xaafadda Daami ee magaaladda hargeysa dadweyne aad u tiro badan.
Tuesday July 28, 2020 - 14:27:37
Visits: 654
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Xog-hayaha Siyaasadda Xisbiga WADDANI Mudane' Eng. C/raxmaan Magan iyo Xog-hayaha Ciyaaraha Xisbiga WADDANI Mudane' Yuusuf Tadhase ayaa maanta xarunta dhexe ee Xisbiga WADDANI ku guddoonsiiyey Kooxda Magan Hiils direyska kubadda lagu ciyaaro.
Monday July 27, 2020 - 11:55:22
Visits: 685
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane' C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro iyo Hoggaamiyaha Xisbiga oo ay wehelinayaan Xog-hayaha guud ee Xisbiga iyo Xog-hayaasha Xisbiga ayaa xalay ka qeyb galay xaflad daah-furka shirkadda Glaxy money Transfer