Geesta kale Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro iyo weftiga uu Hogaaminayo ayaa wakhti la qaatay Shacabka reer Ceerigaabo.
Guddoomiyaha ayaa Odayaasha iyo Dhalinyarada ka xaal warraystay Xaaladda nololeed ee Gobolka Sanaag iyo sida ay Diiwaangalinta codbixiyeyaashu uga socoto.










