Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa kormeer indho-indhayn ah ku tagay Cisbitaalka weyn ee magaaalada Ceerigaabo iyo Cisbitaalka aan dawliga ahayn ee Sanaag Specialist Hospital.
Friday January 15, 2021 - 10:12:20
0 Comments
525
Xisbiga WADDANI
Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro ayaa agaasimayaasha cusbitaallada ka waraystay xaaladda Guud ee caafimaadka gobolka Sanaag, baahiyaha iyo sida ay u hawl galaan.