Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa magacaabay Guddoomiyaha gobolka Sool ee Xisbiga WADDANI, Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Togdheer, Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada ee Gobolka Togdheer iyo masuuliyiin xoghaye ku xigeenno ah

Monday February 01, 2021 - 11:36:38
0 Comments
589
Xisbiga WADDANI

Leave a comment