" Guddidii masiibada COVID-19 ka macaashtay 7 Milyan dollar ee ganacsatadu shacabka ugu deeqday waa in lagu maxkamadeeyaa,"

Thursday January 21, 2021 - 09:48:00
0 Comments
436
Xisbiga WADDANI
"Guddidii masiibada COVID-19 ka macaashtay 7 Milyan dollar ee ganacsatadu shacabka ugu deeqday waa in lagu maxkamadeeya, lacagtaasi kumay bixin daryeel bulsho. Agabkii laynoogu deeqay suuqyadaa lagu iibiya waa la xaraashay, cusbitaalkii Daryeel ee lagu deeqay qalab la’aan in uu xidhmo ayuu in yar u jiraa, Cusbitaalka Guud Baadhista COVID-19 waa $45 lacagtaasi halkay marto waa in shacabka loo caddeeya,"

Xoghaya Arrimaha Bulshada ee Xisbiga WADDANI Maxamed Sidiiq Dhamme


Leave a comment