Wararka

Thursday December 21, 2023 - 12:48:50
Visits: 64
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Agaasimaha Xarunta Dhexe Mudane Cabdiraxmaan Cartan, xoghayaha Xanaanada Xoolaha Dr Axmed Shukri, Xoghaye kuxigeenka Ciyaaraha Filsan Cabdiraxmaan, masuuliyiin ka mid ah hoggaanka Garabka Dhallinyarada iyo Garabka Haweenka, qaar ka mid ah madaxda degmooyinka ee xisbiga iyo masuuliyiin kale ayaa Xarunta…
Tuesday December 19, 2023 - 13:36:29
Visits: 147
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Xoghayaha guud ee Xisbiga mudane Khadar Xuseen Cabdi ayaa xoghayeyaasha iyo masuuliyiinta garabada Dhallinyarada iyo Haweenka u soo bandhigay Barmaamijka Xisbiga ee doorashada Madaxtooyada 2024 oo xilligan la dhammaystiray. Masuuliyiinta xisbiga ayaa si weyn u lafo-guray barmaamijkan xambaarsan qorshaha…
Sunday December 17, 2023 - 13:19:24
Visits: 82
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa masuuliyiinta xisbiga warbixin ka siiyay Qorshaha xisbiga ee xaaladda Somaliland ee arrimaha doorashooyinka iyo nabad galyada. Hoggaanka xisbiga iyo masuuliyiinta kala duwan ee xisbiga ayaa fadhiga maanta ka jeediyay…
Saturday November 25, 2023 - 19:27:26
Visits: 131
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Shirka oo ay soo agaasimeen hoggaanka garabka dhalinyarada ayaa waxa lagaga dooday qodobo muhiim u ah howlaha xisbiga iyo dardargelinta shaqooyinka muhiimka u ah Xisbiga, waxaana lagaga dooday iskaashiga lagama maarmaanka ah ee waaxyaha Xisbiga. Waxaana uu kusoo dhamaaday jawi wanaagsan yo wadashaqayn…
Thursday November 23, 2023 - 11:21:05
Visits: 142
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Wednesday November 01, 2023 - 21:57:58
Visits: 153
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Musharrax Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ay weheliyaan madaxda sare ee Xisbiga Waddani ayaa hadhimo sharafeed tacsi iyo soo dhawayn ah wuxuu Magaaladda Hargaysa ugu sameeyay Qoyska Ibraahim Aadan Cismaan (Reer Abees) oo geeri naxdin badan ku timi wiilkoodi Mustafe Ibraahim. Sidoo kale wuxuu…
Wednesday October 25, 2023 - 11:05:59
Visits: 157
0 Comments
Xisbiga WADDANI
TACSI Mudane Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde isaga oo ku hadlaya magaciisa, magaca qoyskiisa iyo magaca Xisbiga WADDANI waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehelada iyo asxaabta uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Mustafe Ibraahin Aadan Cismaan oo magaalada Hargeysa lagu aasay kadib…
Tuesday October 24, 2023 - 00:19:43
Visits: 155
0 Comments
Xisbiga WADDANI
TACSI Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) isaga oo ku hadlaya magaciisa, ka hoggaanka, fulinta, garabbada dhallinyarada iyo haweenka ee Xisbiga WADDANI waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehelada iyo asxaabta uu ka baxay Alle ha u naxariistee…
Thursday October 19, 2023 - 12:09:18
Visits: 152
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Kulanka oo ay masuuliyiinta degmada Gacan Libaax soo qaban qaabiyeen waxaa ka soo qayb galay afar kooxood oo ka mid ah kooxaha kubadda cagta iyo koox hiddaha iyo dhaqanka ah. Masuuliyiinta xisbiga ayaa dhallinyarada ku boorriyay in ay barbar istaagaan isbedelka hoggaamineed ee dalku u baahan yahay ee…
Tuesday October 10, 2023 - 10:17:10
Visits: 179
0 Comments
Xisbiga WADDANI