Xisbiga Waddani oo ka hadlay Dhalinyaro Hubaysan Oo Xalay Lagu Arkay Jidadka Caasimada Hargeysa

Tuesday October 29, 2024 - 10:32:12
0 Comments
119
Super Admin
Hargeysa (Xisbiga Waddani) Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga Rejada Shacabka ee Waddani ayaa maanta ka hadlay dhacdo xalay ka dhacday Xaafada Siinay  ee degmada Axmed Dhagax, ka dib markii ay xaafadaasi la yimaadeen dhalinyaro sita Qoryo iyo Bastoolado oo watay calanka xisbiga Kulmiye. 

Gudoomiyaha Guud ee Ololaha Doorashada Xisbiga Waddani. Saleebaan Daahir Dogox oo ay weheliyaan Gudoomiyaha ololaha Doorashada ee Gobolka Maroodi Jeex, Khadar Cabdi Gardheere iyo Mustafe Jeego oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ee Gobolka Maroodi Jeex iyo Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun oo ka tirsan Xisbiga waddani 


Leave a comment