Hargeysa (Xisbiga Waddani) Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro
ayaa aqoon-yahanada tageera Xisbiga WADDANI ka guddoomay xalay qaadhaan Lacageed oo dhan laba iyo sideed kun oo dollar $82,000.
Dhanka kalena Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga ayaa ku booriyey aqoon-yahankan inay maal-maha kooban ee ka hadhay doorashooyinka ay xooga saaraan dhinaca wacyigelinta codbixiyayaasha.