"Xisbiyada dunida oo dhan waxa ay ku dhisan yihiin qaadhaanka ay ka helaan taageerayaashooda" Musharax Cirro

Saturday October 19, 2024 - 21:37:31
0 Comments
25
Super Admin
Hargeysa (Xisbiga Waddani) Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Rejada Shacabka ee Waddani. Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa hadal kooban oo uu ka jeediyay Munaasibada Daah furka Qaadhaan ururinta Casriga ah ee Xisbiga Waddani, waxa uu sheegay in Xisbiyada Dunida oo dhami ay ku dhisan yihiin qaadhaanka ay ka helaan Taageerayaashooda.

Leave a comment