Sawirrada is rogrogaya

Tuesday October 15, 2024 - 19:52:05
Visits: 17
0 Comments
Hargeysa (Xisbiga Waddani) Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani, Khadar Xusen Cabdi ayaa shir jaraa`id oo uu maanta ku qabtay Xarunta Guud ee Xisbiga Waddani waxa uu taageerayaasha Isbedel doonka ah ee Xisbiga waddani ugu baaqay in aanay cadhoon, una diyaar garoobaan Doorashooyinka dhawaan ka qabsoomi…