Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI Mudane Khadar Xuseen Cabdi ayaa magacaabay guddoomiyaha Xisbiga ee Baligubadle, guddoomiyaha degmada Sallaxlay, Guddoomiyaha degmada Lughaya, Guddoomiyaha degmada Baki iyo Guddoomiyaha Degmada Saylac.

Monday May 24, 2021 - 16:06:19
0 Comments
1445
Xisbiga WADDANI

Leave a comment