Xoghayaha Xisbiga WADDANI mudane Khadar Xuseen Cabdi iyo agaasimaha Xarunta Dhexe mudane Siciid Xaashi ayaa qaabilay dalladda ay ku midaysan yihiin dhallinyarada ugu shacbiyadda badan Aaladda Tiktok ee taageera xisbiga.

Tuesday March 26, 2024 - 12:46:29
0 Comments
255
Xisbiga WADDANI
Kulanka ayaa lagaga wada hadlay xoojinta baahinta farriimaha xisbiga ee barta Tiktok iyo guud ahaan baraha bulshada. May be an image of 2 people, beard, people smiling, suit, newsroom and textMay be an image of 1 person, beard, smiling, eyewear and text that says 'GROCI MAXAMU dhalint hadafka dani nta a'May be an image of 1 person and textMay be an image of 1 person, beard, smiling and suitMay be an image of 1 person, smiling and newsroom

Leave a comment