Kusimaha guddoomiyaha xisbiga WADDANI Marwo Milgo Maxamed Cilmi (Sanbalooshe) oo uu weheliyo agaasimaha Xarunta Mudane Siciid Xaashi ayaa guddoomyaha garabka dhallinyarada heer Qaran Mudane Cabdirashiid Cabdi Jaamac ku wareejiyey agab ciyaareed dhammaystiran oo loogu talo galay tartanka Ramadaanta ee gobolka Awdal, kaas oo qayb ka ah koobka musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro maalgeliyay.

Sunday March 24, 2024 - 12:22:44
0 Comments
206
Xisbiga WADDANI

Leave a comment