"Waxaan mahad balaadhan u diraynaa Musharaxa Madaxwayne ee xisbiga WADDANI Mudane Cabdirahmaan Maxamed Cabillaahi Cirro oo jawaab dhakhso ah ka bixiyay baahida caafimaad ee dhakhtarka magaalada Balligubadle, islamarkaana mashiin laydh gaadhsiiyay cisbitaalka Balligubadle. Waa masuul la dareen ah shacabkiisa haddii uu talada dalka qabtana wax badan ka qaban doona duruufaha iyo dayaca bulshada ee xukumadda Kulmiye dalka iyo dadka badday.." Ku simaha Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Marwo Milgo Maxamed Cilmi Sanbalooshe

Saturday March 23, 2024 - 13:09:07
0 Comments
104
Xisbiga WADDANI

Leave a comment