Xoghayaha horumarinta biyaha ee xisbiga WADDANI Mudane Bashiir Cumar Geelle ayaa soo bandhigay shirkad musuqmaasuq oo si khaldan looga dhex sameeyay wasaaradda Biyaha Somaliland.

Sunday August 30, 2020 - 13:43:23
0 Comments
566
Xisbiga WADDANI
Hargeysa ( WMG )
Xoghayaha horumarinta biyaha ee xisbiga WADDANI Mudane Bashiir Cumar Geelle ayaa soo bandhigay shirkad musuqmaasuq oo si khaldan looga dhex sameeyay wasaaradda Biyaha Somaliland. Waxa uu sheegay in shakhsiyaad ka mid ah shaqaalaha wasaaraddu samaysteen shirkad ay qandaraasyada ku qaataan taas oo qayb ka ah waxyaabaha curyaamiyay biyo gelinta Hargeysa.

Leave a comment