La taliyaha Arrimaha Dibadda ee guddoomiyaha Xisbiga WADDANI mudane Maxamed Maarshaal ayaa munaasibad casho sharaf ah u sameeyay Xoghayaha Arrimaha Gudaha Mudane Baashe Cabdi Gaboobe iyo xoghayaha Waxbarashada mudane Muuse Askar Guuleed. Munaasibadda oo ka qabsoontay hotel Maansoor waxa ka qayb galay hoggaanka xisbiga waxaana lagu soo dhaweeyay xilka masuuliyiintan dhawaan la magacaabay.

Thursday March 07, 2024 - 09:53:13
0 Comments
67
Xisbiga WADDANI

Leave a comment