Xisbiga WADDANI oo cambaareeyey hadalka taliye Taani

Monday August 26, 2019 - 03:22:59
0 Comments
580
Super Admin
Mas'uul ka tirsan Xisbiga Waddani ee Somaliland ayaa ka jawaabay hadal uu shalay jeediyey Taliyaha Ciidanka Militariga Somaliland, waxaana uu mas'uulku hadalkaasi ku tilmaamay mid halis ku ah wadda jirka umadda.

Xisbiga ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi inuu mawqif cad iska taaggo hadalka Taliyaha.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.


Leave a comment