Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Cirro, oo ay wehelinayaan Hoggaamiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Cali X Xasan iyo mas'uuliyiin kale ayaa saaka kormeeray goobaha ay ka bilaabantay diwaangelinta kaadhka codbixiyeyaasha ee magaalada Burco.