Wararka

Tuesday December 26, 2023 - 14:19:03
Visits: 159
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Kulanka oo ay ka soo qayb galeen Xoghayaha garabka dhallinyarada Cabdiqaadir Jaylaani, Afhayeenka Garabka Dhallinyarada Cabdiraxmaan Ismaaciil iyo maamulka afar ka mid ah dalladaha xisbiga la shaqeeya ayaa si waafi ah loogu lafo-guray tiirarka uu xoogga saarayo barmaamijka siyaasadeed ee xisbiga oo…
Friday December 22, 2023 - 22:06:10
Visits: 157
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Kulankan oo uu soo Agaasimay Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Axmed Cabdi Xirsi (American) ayaa Dhallinyarada iyo musharraxu ay si qoto-dheer iskaga xog Waraysteen baahiyaha ka jira deegaannada ay dhallinyaradu ka soo jeedaan iyo Qorshaha isbedel ee Xisbigu u hayo, waxaana kulanku ku Soo dhammaaday is fahan…
Thursday December 21, 2023 - 12:48:50
Visits: 151
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Agaasimaha Xarunta Dhexe Mudane Cabdiraxmaan Cartan, xoghayaha Xanaanada Xoolaha Dr Axmed Shukri, Xoghaye kuxigeenka Ciyaaraha Filsan Cabdiraxmaan, masuuliyiin ka mid ah hoggaanka Garabka Dhallinyarada iyo Garabka Haweenka, qaar ka mid ah madaxda degmooyinka ee xisbiga iyo masuuliyiin kale ayaa Xarunta…
Tuesday December 19, 2023 - 13:36:29
Visits: 236
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Xoghayaha guud ee Xisbiga mudane Khadar Xuseen Cabdi ayaa xoghayeyaasha iyo masuuliyiinta garabada Dhallinyarada iyo Haweenka u soo bandhigay Barmaamijka Xisbiga ee doorashada Madaxtooyada 2024 oo xilligan la dhammaystiray. Masuuliyiinta xisbiga ayaa si weyn u lafo-guray barmaamijkan xambaarsan qorshaha…
Sunday December 17, 2023 - 13:19:24
Visits: 187
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa masuuliyiinta xisbiga warbixin ka siiyay Qorshaha xisbiga ee xaaladda Somaliland ee arrimaha doorashooyinka iyo nabad galyada. Hoggaanka xisbiga iyo masuuliyiinta kala duwan ee xisbiga ayaa fadhiga maanta ka jeediyay…
Saturday November 25, 2023 - 19:27:26
Visits: 215
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Shirka oo ay soo agaasimeen hoggaanka garabka dhalinyarada ayaa waxa lagaga dooday qodobo muhiim u ah howlaha xisbiga iyo dardargelinta shaqooyinka muhiimka u ah Xisbiga, waxaana lagaga dooday iskaashiga lagama maarmaanka ah ee waaxyaha Xisbiga. Waxaana uu kusoo dhamaaday jawi wanaagsan yo wadashaqayn…
Thursday November 23, 2023 - 11:21:05
Visits: 243
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Wednesday November 01, 2023 - 21:57:58
Visits: 304
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Musharrax Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ay weheliyaan madaxda sare ee Xisbiga Waddani ayaa hadhimo sharafeed tacsi iyo soo dhawayn ah wuxuu Magaaladda Hargaysa ugu sameeyay Qoyska Ibraahim Aadan Cismaan (Reer Abees) oo geeri naxdin badan ku timi wiilkoodi Mustafe Ibraahim. Sidoo kale wuxuu…
Wednesday October 25, 2023 - 11:05:59
Visits: 285
0 Comments
Xisbiga WADDANI
TACSI Mudane Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde isaga oo ku hadlaya magaciisa, magaca qoyskiisa iyo magaca Xisbiga WADDANI waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehelada iyo asxaabta uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Mustafe Ibraahin Aadan Cismaan oo magaalada Hargeysa lagu aasay kadib…