Hargeysa (Xisbiga Waddani) Guddoomiye kuxigeenka xisbiga WADDANI mudane Xuseen Axmed Caydiid oo ay weheliyaan masuuliyiin kale ayaa kulan balaadhan la qaatay guddiyada ololaha iyo qaybaha bulshada Beelaha Muuse Abokor (Arab).
Kulankan ayaa lagu kala qaatay dardaaran ku aaddan sidii Beeshu safka hore uga gali lahayd isbedelka xisbiga WADDANI dalka ku hoggaaminayo.