Xoghayaha Dhallinyarada iyo ciyaaraha Xisbiga WADDANI Mudane Yuusuf Nuux Yuusuf oo uu weheliyo Agaasimaha Xarunta Dhexe ee xisbiga mudane Siciid Xaashi ayaa gobolka Sanaag ku wareejiyay agab ciyaareed oo loogu talo galay dhallinyarada ka qayb galaya tartanka koobabka Ramadaanta.

Monday March 18, 2024 - 18:49:23
0 Comments
50
Xisbiga WADDANI

Leave a comment