Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali X Xasan ayaa magacaabay Xoghayeyaal xisbiga WADDANI ah:

Tuesday February 27, 2024 - 12:27:51
0 Comments
86
Xisbiga WADDANI
1-Mudane Sakariye Cabdiraxmaan Ismaaciil Caraale Xoghayaha Warshadaha ee xisbiga WADDANI. 2-Mudane Bishaar Mustafe Aadan Xoghaye kuxigeenka Horumarinta Caafimaadka ee xisbiga WADDANI. 3-Mudane Mustafe Cabdi Muumin Xoghaye ku-xigeenka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee xisbiga WADDANI. Alla Mahad leh May be an illustration of textMay be an image of textMay be an image of text

Leave a comment