Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali X Xasan ayaa magacaabay la taliyayaal:-

Tuesday February 27, 2024 - 12:23:41
0 Comments
92
Xisbiga WADDANI
1- Mudane Maxamed Cabdikariim Cumar Maarshaal la taliyaha Guddoomiyaha xisbiga WADDANI ee arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah. 2- Mudane Liibaan Axmed Cashuur la taliyaha Guddoomiyaha xisbiga WADDANI ee arrimaha Ammaanka . May be an image of textMay be an illustration of text

Leave a comment