1. Mudane Maxamed Ismaaciil Jaamac (Xaaji) Xoghayaha Ganacsiga ee xisbiga WADDANI
2. Mudane Muuse Askar Guuleed Xoghayaha Waxbarashada ee xisbiga WADDANI
3.Mudane Xamse Cabdiraxmaan Khayre Xoghayaha Qorsheynta ee xisbiga WADDANI
4.Mudane Fuaad Cabdi Diiriye Xoghayaha Deegaanka ee xisbiga WADDANI
5.Mudane Mukhtaar Yuusuf Axmed Xoghayaha Dawladaha Hoose ee xisbiga WADDANI
Allaa Mahad leh