Agaasimaha Xarunta dhexe ee xisbiga WADDANI Mudane Siciid Xaashi Cali iyo kuxigeenka Xarunta dhexe Mudane Khadar Xasan Axmed ayaa qaabilay Dallada Midnimo oo ka mid ah Dalladaha isu diwaangelinaya Dalladaha rasmiga ah ee xisbiga la shaqeeya. Waxa kale oo kulanka ka soo qayb galay afhayeenka xisbiga ee gobolka Togdheer Mudane Cabdiwahaab Sumbul

Tuesday February 20, 2024 - 13:29:45
0 Comments
130
Xisbiga WADDANI

Leave a comment