Dalladda Heeggan oo la shaqaysa xisbiga WADDANI ayaa Xarunta Dhexe ee xisbiga kulan kula qaatay Agaasimaha Xarunta Mudane Siciid Xaashi Cali. Kulanka ayaa lagaga wada hadlay shuruudaha xisbigu u asteeyay dalladdaha wada shaqaynta la leh.

Saturday February 17, 2024 - 11:12:49
0 Comments
58
Xisbiga WADDANI

Leave a comment