Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali X Xasan ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyay madaarka calaamiga ee Cigaal.

Sunday January 28, 2024 - 14:19:48
10 Comments
118
Xisbiga WADDANI
Masuuliyiinta xisbiga oo hoggaaminayo musharraxa madaweyne Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo taageerayaasha Xisbiga ayaa si diirran u soo dhaweeyay guddoomiyaha oo ka soo laabtay safar uu ugu maqnaa dalka Ingiriiska. May be an image of 2 people, crowd and text that says 'MUDAN'May be an image of crowdMay be an image of one or more people and crowdMay be an image of 1 person and crowdMay be an image of 4 people and crowdMay be an image of 1 person and crowdMay be an image of one or more people, crowd and text

Leave a comment